{"id":79,"date":"2024-12-15T12:33:12","date_gmt":"2024-12-15T12:33:12","guid":{"rendered":"https:\/\/moaijss.so\/?p=79"},"modified":"2025-02-04T11:16:23","modified_gmt":"2025-02-04T11:16:23","slug":"cultivating-success-join-us-for-an-agri-demo-day","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/moaijss.so\/index.php\/2024\/12\/15\/cultivating-success-join-us-for-an-agri-demo-day\/","title":{"rendered":"FAAH FAAHINTA MASHRUUCI KONTORT\u000bEE  MAREEREY"},"content":{"rendered":"<p>Mashruucani waxu ka mid ahaa mashriicda ugu wax soo saarka badnaa kaas oo ku yaalay Koofurta soomaaliya warshadda lyo beeraha sonkorta.<br \/>\nKani waa mashruuci warshaddaha beeraha\u00a0 Qasab ah kaas oo leh waraab iyo warshada sonkorta soosaarta.<br \/>\nMashruucani wuxu lahaa dhul bed ah ka kooban 25,000 higtar oo dhul ah loogu talagalay dhismaha.<br \/>\nMashruucu wuxuu ku teedsanyahay webiga jubba, oo u dhow tuulo yar oo la yiraahdo mareerey, 00 160km u jirta, Waqooyigana kaga began degmada Kismaayo.<br \/>\nWarshada sonkorta mareerey waxay\u00a0 soo saari jirtay 3,360 tan maalintii iyada oo larabay in lasii gaarsiiyo waxsoo saar dhan ilaa 5,280 tan.<br \/>\nwarshadda wejigeedi koowaad ee wax soosaarka waxa uu ahaa 70,000 tan oo sonkor ah sanadkii.<\/p>\n<p>warshadda waxaa la furay Sebtember 1980. Waxaa hawl galisay dowladii kacaanka dhamaan agabkii. ivo mashiinadii looga baahnaa mashruuca laga keenay boqortooya ingiriiska waxaana qalabka warshada laga soo dajiyay Dekeda Kismaayo.<\/p>\n<p>Mashruuca sonkorta jubba wuxuu ahaa mashruucyadii ugu weynaa ee horumarinta beeraha laga bilaabay koonfurta Soomaaliya, waxaa ku baxday 200 milyan oo dolar oo ay bixiyeen dowladdaha Carabta eek ala ahaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya iyo imaaraatka. teknolojiyada reer galbeedka ayaa dhistay warshada iyo dhamaan tasiilaadka kale. booker Agricukture industry (BAI) ayaa mashruucan ku maamuleysay magaca dowladda Soomaaliya, shirkadahaan ka socday boqortooyada Ingiriiska ayaa dhistay warshadda, magacyadooda hoos kuxusan.<\/p>\n<ol>\n<li>Mowlem international<\/li>\n<li>George wimpy<\/li>\n<li>System building services.<\/li>\n<\/ol>\n<p>shirkaduhu waxa shaqaaleeyen shaqaale Somaali ah iyo Hindi.<\/p>\n<p>Dhinaca kale mashruuca warshadda. Sonkorta waxaa jiray dhul loogu talagalay in lagu beero qasabka kaas oo ahaa 8,000 hektar. Waxaa kale oo jiray Kanaallo laga soo weeciyay webiga jubba, oo kasoo ku fidaayay 30km dheerar ah.<\/p>\n<p>Mashruuca sonkorta Jubba wuxu ahaa mid weyn, waxa uu kamid ahaa siyaasada dowladii dhexe oo rabtay in ay shaqo abuuris loo sameeyo dadweynaha, wax soosaarka dalkana kor loo qaado.Shaqaalaha mashruuca waxay uqaybsanaayeen dhowr qaybood waxyaabihii ay qabani jireen waxay kala ahaayeen sidan:-<\/p>\n<ol>\n<li>Shaqada warshadaynta sonkorta<\/li>\n<li>Waraabinta dhulka uu ka lagu tacbayay qasabka<\/li>\n<li>Beerista\u00a0 qasabka oo lagu beeri jiray dhul dhan 8000 hector oo mashruucu lahaa.<\/li>\n<li>Goynta qasabka marka uu bislaado shaqaalaha qeybtan ayaa ahaa kuwa kasoo goyni jiray qasabka dhul beereed dhan 8000 hector<\/li>\n<li>Bacriminta iyo buufinta sunta cayayaanka &amp; Cudurada ayadoo shaqaalaha qeybtani ay ahaayen shaqaale khibrad ahaan dhisnaa kana hortagi jiray ama la dagaalami jiray cayayaanada iyo cuduradda ku dhaca qasabka.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Waxaa mashruuca\u00a0 ka faaidaysatay oo shaqo abuur uu noqday ilaa 4,000 oo shaqaale ah, oo iskugu jiray ajanabi iyo muwaadinin somaaliyeed.<\/p>\n<p>Mashruuca waxaa lagu qiyaasayay in uu abaahnaan doono ilaa 40,000 oo shaqaale ah oo hawlo kala duwan qabta xiliyada kala duwan ee sanadka.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah shaqaalaha\u00a0 aan joogtada ahayn ee mashruuca waxaa laga keeni jiray tuulooyinka ka fog goobta.<\/p>\n<p><u>Magaalooyinka<\/u> <u>iyo<\/u> <u>Tuulooyinka<\/u><u> Ka <\/u><u>Faa\u2019idaysan<\/u> <u>jiray<\/u> <u>Mashruuca<\/u> <u>Sonkarta<\/u><u> Jubba<\/u><\/p>\n<ul>\n<li>Kismaayo<\/li>\n<li>Jilib<\/li>\n<li>Kamsuma<\/li>\n<li>Mareerey<\/li>\n<li>Guduudey<\/li>\n<li>Hargeysa yarey<\/li>\n<li>Kamtiirey<\/li>\n<li>Bardhere yarey<\/li>\n<\/ul>\n<p>Iyo in kale oo badan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><u>Wax <\/u><u>soo<\/u> <u>saarka<\/u> <u>Mashruuca<\/u> <u>Sonkorta<\/u><u> Jubba <\/u><\/p>\n<ul>\n<li>Isticmaalka Gudaha<\/li>\n<li>Dhoofinta iyada oo loo dhoofinayo wadamada deriska.<\/li>\n<li>Bagasse oo ah waxyaalaha kasoo baxa qasabka marka lashiido oo loo isticmaali jiray warshadda.<\/li>\n<\/ul>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Explore the future of farming with innovations in agri-tech, sustainability, and precision techniques that are transforming agriculture into a more efficient and eco-friendly industry.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":120,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_acf_changed":false,"footnotes":""},"categories":[8,9,10,11,12,1,14,15,16,17,19],"tags":[],"class_list":["post-79","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-agriculture","category-daily-production","category-fertilizer","category-food-security","category-international","category-latest-news","category-news-articles","category-pest-control","category-sugar-sector","category-tea-sector","category-youth-in-agriculture"],"acf":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/moaijss.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/moaijss.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/moaijss.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/moaijss.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/moaijss.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=79"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/moaijss.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":505,"href":"https:\/\/moaijss.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/79\/revisions\/505"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/moaijss.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/120"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/moaijss.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=79"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/moaijss.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=79"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/moaijss.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=79"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}