{"id":85,"date":"2024-12-15T12:33:12","date_gmt":"2024-12-15T12:33:12","guid":{"rendered":"https:\/\/moaijss.so\/index.php\/2024\/12\/15\/seed-to-harvest-a-demo-of-modern-farming-techniques-2\/"},"modified":"2025-02-04T11:07:03","modified_gmt":"2025-02-04T11:07:03","slug":"biyo-xireenka-faanoole","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/moaijss.so\/index.php\/2024\/12\/15\/biyo-xireenka-faanoole\/","title":{"rendered":"BIYO-XIREENKA FAANOOLE"},"content":{"rendered":"<p>Biyo-Xireenka Faanoole waxay Soomaaliya kula heshiisay inuu Midowga Soofyeeti u dhiso biyo-xireen weyn goobta Faanoole oo Jilib (Jubbada Dhexe) ah sannadkii 1974.<\/p>\n<p>Faanoole waxay ku taallaa 22 km waqooyiga magaalada Jilib. Markay Soomaaliya qaadatay Hantiwadaaga Cilmiyaysan sannadkii 1970; ka gadaalna fulisay barnaamijyaddii Hanti-wadaagga iyo Shuuciyadda, kalsoonidii Midowga Soofyeeti wuu kobcay \u2013 Waxay ku dhawaaqeen inay Soomaaliya u dhisayaan Biyo-xireen weyn oo koronto badan dhalin kara; biyo badan kaydin kara iyo waraabin kara dhul-beereed aad u ballaaran.<\/p>\n<p><b>Sawirka<\/b> <b>Dhismaha<\/b> <b>Biyo-Xireenka<\/b> <b>Faanoole<\/b><\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-496\" src=\"https:\/\/moaijss.so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/faanoole-300x188.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"188\" srcset=\"https:\/\/moaijss.so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/faanoole-300x188.jpg 300w, https:\/\/moaijss.so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/faanoole-1024x640.jpg 1024w, https:\/\/moaijss.so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/faanoole-768x480.jpg 768w, https:\/\/moaijss.so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/faanoole.jpg 1116w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p>Sannad kii 1977 ayaa xiriirka labada dowladood kala go\u2019ay. Ka dib China ayaa mashruucii la wareegtay oo dhistay Biyo-Xireenkii inta badan la sugayay.<\/p>\n<ul>\n<li>1963- 1973: Raadinta maalgeliye iyo farsamo-yaqaano. Mashruuca waxaa curiyay allah ha u naxariistee Prime Minister Cabdirashid Cali Sharma-arke, wuxuuna qaatay waqti faro badan helidda dad naga kaalmeeya.<\/li>\n<li>1974 &#8211; 1977: Midowga Soofyeeti oo daraasaad sammeeyay, markii MW Siyaad Barre uu kula heshiiyay inay ay biyo-xireen weyn sida Saddal Caali u dhisaan Soomaaliya.<\/li>\n<li>1978 &#8211; 1982: Markuu Raashka baxay, waxaa timid China oo dhistay biyo-xireen yar (4.6 MW + kanaal 52 km ah oo waraabin ah) &#8211; waa Wejiga Koowaad.\n<p>&nbsp;<\/li>\n<li><\/li>\n<\/ul>\n<p><span style=\"font-family: -apple-system, BlinkMacSystemFont, 'Segoe UI', Roboto, 'Helvetica Neue', Arial, 'Noto Sans', sans-serif, 'Apple Color Emoji', 'Segoe UI Emoji', 'Segoe UI Symbol', 'Noto Color Emoji';\">Biyo-Xireenka oo ahaa ujeeddo-badan: koronto dhalin, waraabin, badinta soo-saarka beeraha, xakamaynta webi Jubba &#8211; wuxuu shaqo billaabay 1982, asagoo waraabin jiray beero bariis, sisin iyo caleen-shaah; wuxuuna siin jiray koronto Magaalooyin ka Jilib iyo Mareereey oo Warshadda Sonkorta Jubba ku tiilay. Korontada biyo-xireenka uu dhalin jiray waxay ahayd 4.6 MW.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: -apple-system, BlinkMacSystemFont, 'Segoe UI', Roboto, 'Helvetica Neue', Arial, 'Noto Sans', sans-serif, 'Apple Color Emoji', 'Segoe UI Emoji', 'Segoe UI Symbol', 'Noto Color Emoji';\">Mashruuca Faanoole wuxuu lahaa 3 kanaal, 2 ka mid ah ay marayso bariga webiga &#8211; dherer kooda ahaa 52 km iyo 30 km (Kanaalka Hoombooy); mid na uu marayo galbeed ka Webiga; dherer kiisuna ahaa 25 km oo loogu talo galay beeraha qasab ka ee Mareeray.<\/span><\/p>\n<p>Mashruuca Biyo-xireenka faanoole waxa uu lahaa 3 kanaal. Kanaala biyo-xireenka 2 kamid ah waxay marayeen bariga webiga, dherer kooduna wuxuu kala ahaa 52km iyo 30km (kanaalka hoombooy). Halka midka 3aad uu marijirey galbeedka wabigi, dherer kiisuna ahaa 25km oo loogu tala galay beeraha qasabka ee warshadii sonkorta mareerey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Explore the future of farming with innovations in agri-tech, sustainability, and precision techniques that are transforming agriculture into a more efficient and eco-friendly industry.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":502,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_acf_changed":false,"footnotes":""},"categories":[8,9,10,11,12,1,14,15,16,17,19],"tags":[],"class_list":["post-85","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-agriculture","category-daily-production","category-fertilizer","category-food-security","category-international","category-latest-news","category-news-articles","category-pest-control","category-sugar-sector","category-tea-sector","category-youth-in-agriculture"],"acf":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/moaijss.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/moaijss.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/moaijss.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/moaijss.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/moaijss.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=85"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/moaijss.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":503,"href":"https:\/\/moaijss.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85\/revisions\/503"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/moaijss.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/502"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/moaijss.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=85"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/moaijss.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=85"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/moaijss.so\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=85"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}